Zinada badalkeed ma siigaysan karaa?
Dhibaatada ay ledahy caadada xun ee siigeysiga Waxa ka mid ah (imaamu dhahabi raximu hu allah waxa uu yiri dhaqaatiirta qaarkood waxay yiraahdeen siigaysigu Waxa uu keenaa murugo iyo walwal shahwadane Wuu yareeyaa kicitaanka xubinta tarankana Wuu daciifiyaa axaadiista ku soo aruurtay xaaranti nimadiisa Waxa ka mid ah 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 Allahi ibnu mascuud rc waxa laga satiety rasuulka Scw wuxu yiri dhalin yaroo qofkii awoodo in uu
guursado ha guursado guurku araguu laabaa farjigana Wuu ilaaliyaa qofkaan awoodina ha soonka ha joogteeyo wuxu u noqonaya dufaan caalimka weyn ee muqbil Al waadici Rx waxay yiri xadiiskaan ahlu cilmiga qaarkood waxay u daliishanayaan xaaram ahan shaha siigaysiga Maxa yeelay rasuulka Scw wuxu u tilmaamay uuna ku hanuuniyey soon imaamu sancaani rx waxa uu yiri maalikiyada qaarkood xadiiskaan waxa ay u daliishadaan inay Xaaran tahay siigadu Maxa yeelay Haday banaanaa laheed rasuulka Scw dadku Wuu ku hagaajin lahaa sababtoo ah siigadu ayaa ka sahlan soonka caalimka weyn ibnu cutheymiin rx waxa uu yiri caadada qarsoon ee siigaysiga gacanta iyo wax yaalaha kaleba waa kuwo xaaran ah waxa u daliil ah kitaabka iyo sunada kadib markan soo sheegnay daliilooyinka kitaabka iyo sunooyinka rasuulka scw waxa inoo cadaatay caadada qarsoon ee siigaysiga in ay xaaran tahay oo ay u banaaneen qofka Muslim ka ah in uu sameeyo guud ahaan daliilooyinka aan soo sheegnay darteed waxa haboon qofka muslimka ah in uu ka digtoonaado wax yaalahaas xagooda waxana laga doonayaa qofka markuu shahwadiisa kacdo in uu raadiyo dawadii uu rasuulka Scw u hanuuniyey da’yarta taas oo ah inuu guursado haduusan awoodina inuu soomo sababtoo ah soonku waxa uu yareeyaa shahwada waa in uu badsadaa soonka sida maal maha cadadu jirto yacnii ayaamul biidka iyo soomida maal maha isniinta iyo khamiista iyo maal maha uu soonkoodu sunaha yahayba intaas ka hor Waxa lagama maarmaan ah in aad talo saarataa Allah qofkii alle tala saartana Wuu ku filan yahay oo Wuu kaa finayaa sidoo kale hadii aad kamid ahaan jirtay dhalinta caadadaan sameen jiray ogow Wali in aad heysato furasad aadna ka toobad keeni karto ileen waxad haystaa rabi dambi dhaaf badan oo naxariis badan ogowna towbadu in ay leedahay sedex ilaa afar shuruudood ugu horeyn in aad danbiga ka dhax baxdo labo inaad ka shaleyso sameentiisa sedex inaad go’aan sato in mar danbe u laaban doonin hadii uu yahay Waxa aad ka toobad keeneyso dambi aad ka gashay qof banii Aadan ah Waxa jira shardi afaraad oo ah in aad celiso Xaqii aad ka qaadatay hadii aad xamatay ama aad caysayne inaad ka xalaashato