Dhar xirashada raga iyo aadaabta & shuruuda ay leedahay?

 Markan ku soo dhawaano waxan Oran karnaa Aadaabta laga doonaayo dhar xirashada dumarka iyo tan raga inta badan waa iskaga mid 5shey way wadagaan sedex sheyne way ku kala duwan yihiin. Waxay wadaagayaan marka ugu horeysaba labadaba in ay cowrada ay asturaan. Oo ragu cawro gaar ayuu leeyahay dumarkana cawro gaar ah ayey leeyihin wayka cawro badan yihiin raga marka shardiga u horeeya sida dumarka looga doonaayo jirka dhamaantii in ay u wada qariso marka laga reebo wajiga iyo gacmaha.Ninkana cawradiisa waa in uu qariyaa xudunta iyo jilibka inta ka dhaxeesa wada asturaa marka shardigaas way wadagaan mid walba cawradiisa oo dhameystiran waa inuu qariyaa. waxa




Labaad ay wadagaan sheyga la isku asturayo waa inuu yahay wax adag oo aan qafiif aheen 

Ruuxa dumarka ah waxa loo diiday in ay isku dhajiso dharka sidoo kale Ragana Looma ogala. Way dhacdaa dhalinyarada qaarkood intay surwaalka aad iskugu dhajiyaan oo laga yaabo Xubintiisa taranka iyo salalkiisa (ama biridiisa) midba gaar u muuqanayo markaa sida loogu diiday gabdha in ay isku dhajiso ayunbaa isagana loogu diiday. Waxa loo diiday ruuxa dumarka ah in ay xirato maradii caanka aheed ee  dadka ka dhex saaraysay 

Ninkiina waa loo diiday isagana sidoo kale. Ruuxa dumarka ah waxa loo diiday in ay xirato dharka raga  isagiina waxa loo diiday in uu xirto dharka dumarka. Iyadii waxa loo diiday dumarka gaalada ah dharkooda in ay xirato Isagiina waxa loo diiday dharka raga gaalada ah ay caanka ku yihiin in uu xirto ee u goonida ah waxay ku kala duwan yihiin un dumarka waxay labixi karayn dhar dusha ka dhalaalaya Oo bilic leh marka ninkii Lkn. Intaa wuu kaga duwan yahay Wuu iska gashan karaa gabadha dhar carfaaya ma xiran karto Lkn raga Wuu xiran karaa  cawradaydana wayka Fara badan tahay tan raga  sedex daas ayey ku Kala duwan yihiin marka waaxanu leenahay Aadaabta intaa ka baxsan  ee runtii dharka jeex jeexan ee gaalada iyo kuwa faasiqiinta iyo kuwa filimada matala ay xiranayaan ee da’yarteenu ay ku dayaneeso ama aad iskugu dhajinayan waa dhaqan Shisheeye waana aqlaaqda oo qofka meel kaga dhacay iyo aadaabta aan wanagsaneen marka in ay iska daayaan ayaa waajib ah oo aanan shisheeye ku dayanin sharaftoodana wax u dhimin cawradoodana waa in ay asturaan

Post a Comment

Previous Post Next Post