Xaaskayga waysada ma iga jabisaa?
baa Kala jira Lkn Haday noqoto labada ra’yi keebaa xoog badan Daliilka marka lafiiriyo waxa xoog badan ra’yiga oranaya inay raga iyo dumarka waysada Kala jabinin taabashada daliilkeedana waxa weeyaan sunan abuu daa’uud iyo kheyrkii Waxa ku yaala in Nabi muxamed(scw) xaasaskiisa Inuu dhunkado kadibna uu tukan jiray isaga oo waysaysan Waxa kaloo sugan saxiix buqaari bay ku taalaa in nabiga (Scw) habeen asiga oo salaad ku jira xaaskiisa caa’isha in uu lugta ka taabanayey oo meesha uu ku sujuudayey bey lugaheeda ku fidsanaayeen markuu sujuudayo yuu lugta ka taabanayey markaas bey ka laabaysay Taasi waxay ku tusaysaa in ayna dumarka iyo raga taabashada Jirka aynan waysada jabinin Lkn Waxa waysada jabiya galmada. Mas’alada adilada marka la fiiriyo waxay u xoog badan tahay taabashada in aysan waysada jabin
Tags:
Fahanka diinta